Raadinta
SamuSocial
Hay'adda samafalka ee Biljimka ee bixisa gargaar deg-deg ah, gargaar caafimaad iyo gargaar nafsaaniga-bulsheed ah oo loogu talagalay dadka hoylaawayaasha ah ee gobolka Brussels iyo degmooyinka ku teedsan.
Codsadaha joogin xarun qaabilaad
Codsadaha magangelyada caalamiga ah aan joogin xarun qaabilaad, balse jooga cinwaan gaar ah.
Magangelyada caalamiga ah
Magangelyo. Badbaadinta ay siiso dawladda qof ka soo tagay dalkiisa hooyo qaxooti siyaasadeed ahaan.
Fayraska Corona
Fayraska Corona waa cudur aad ula mid ah samboorka. Fayruska wuxuu sababaa cabashooyinka neefsiga, qufaca iyo qandho. Inta badan dadka way ka soo kabsadaan fayraska. Dadka waayeelka ah iyo dadka qabo dhibaatooyinka sambabka, wadnaha iyo kelyaha, fayraska wuxuu noqon karaan halis.
Lambarka OV/SP
Lambarka ammaanka dadweynaha Lambaarka diiwaangelin (7 tiro) ee xaafiiska socdaalka Lambarka waxaad ka helay lifaaqa kore ee xafiiska socdaalka.
Jinisi toosan
Marka qofka dareen ahaan/galmo ahaan u soo jiito dadka jinsi ahaan ka soo horjeeda. Raga iyo haween ayaa noqon karaa noqon kara jnisi toosan.
Mushaarka guud
Qidmada mushaarka ka hor canshuuraha aya la bixiya
Furaha 207
Furaha 207 waa furaha gaarka ah ee sugitaanka diiwanka kaas oo muujinaya haddii aad joogayso iyo haddii kale iyo halka aad ka joogayso xarunta qaabilaada ama guriga shakhsiga ah ee OCMW/CPAS
Kaalmo qalab
Bixinta caawimaad iyadoo la bixinayo waxyaabaha aan ahayn lacagta: cunto, hoy, dhar, iwm. Midaan waa caawimaadda ay Fedasil siiso codsadeyaasha magangelyada caalamiga ah marka codsigooda la qiimeynayo.
LAO / BJB / BAJ
Xafiiska Gargaarka Sharciga.
Belgium waxay u qeybsantahay 10 gobol. Gobol walba wuxuu leeyahay caasimad. Brussels waa caasimada Belgium.
Kusoo dhawoow xarunta imaanshaha ee Fedasil ee Brussels kutaal. Tani waa meesha dadku ka codsan karaan badbaado caalami ah gudaha Belgium.
Biljimka waxaa laga helaa adeeg bilaash ah oo lagula socdo caafimaadka dhammaan carruurta da'doodu ka yar tahay 3 jir. Waxaad sidoo kale waydiin kartaa su'aalo ku saabsan uurkaaga, koritaanka ilmahaaga, iyo kor intiisa ama korinteeda.
Si aad u wadid gaari, waxaa jira sharciyo muhiim ah oo ay tahay inaad ixtiraamto.
Gudaha Biljimka, laguma oggola inaad sigaar ku cabtid dhismeyaasha dadweynaha, goobta shaqada, kafateeriyada ama gudaha xarunta soo-dhaweynta. Waxaad si kastaba ha ahaatee sigaar ku cabi kartaa waddada ama daashashka.