

Hadda, Fedasil ma siin karto hooy dhammaan dadka magangalyo-doonka.
Dadka jilicsan (haweenka iyo carruurta) ayaa mudnaanta la siinayaa. Haddii aadan helin hooy, waxaad iska diiwaan gelin kartaa liiska sugitaanka.
Ma qabtaa su'aal?
la xiriidh miiska caawinta (Barta Warbixinta (Info Point) weey xiran tahay)
T: +32 (0) 2 227 41 51
Email: dispatching@fedasil.be
Bogga hore
Xarunta macluumaadka ee dadka magangelyo-doonka ah ee ku sugan Biljimka
Ogow wax badan

Mawduucyada caanka ah
Erayada caanka ah