Xeerka kuukiyada

Kuukis waa Faylal yaryar oo xog ah oo webseed yada intarneetka ay kukeeydiyaan Kombuyuutarkaaga markaad booqato webseet ka. Xogta waxaa lagu keeydiyaa feylalka yaryar ee qoraalka ah, tusaale ahaan dooroshooyinkaga luuqada ee webset-ka. Markaad markale booqato webseet-ka kuukiyadan, Waxaa dib loogu soodiraa webseet ka. Sidan ookale, Webseet-ka wuxu aqoonsanaaya borowsar kaaga, wuxuuna tusaale ahaan xusuusan karaa dooroshooyinkaaga luuqada.

Kuukis badanaa wexey leeyihiin taariikh eey dhacaan. Tusaale ahaan, Qaar ka mid ah kuukida si toos ah aya lootiraa markaad xirto borowsar kaaga (kuwaas oo looyaqaano kukiyo ku meel gaar ah), Halka kuwa kale ay kusii nagaadaan Kombuyuutarkaaga mudo dheer, mararka qaar ilaa aad adiga gacantaada kutirtirto (kuwaaso lo yaqaano kukiyo joogto ah).


Kuukiyo noocee ah ayaan isticmaalnaa iyo sawabta aan uisticmaalno?
Markaad isticmaasho webseet keena, Waxaan dhignaa kuukiyada soo socda:

Kuukiyada shaqeeynaaya
Kuukiyadan waa lagama maarmaan sawabo farsamo oo keliya si eey kuu suurto galiyaan inaad booqato webseetka. Sawabtoo ah waa lama huraan farsamo ahaan, Waxa kaliya lagu dabaqaa waajibka war galinta, kuukiyadana waxaa ladhigaa isla marka aad booqato webseetka.

Magaca kuukigaTaariikhda uu dhacaayoUjeedada
SSESS1 bilMarkaad ku gasho webseet ka, kukiyada ID ga ayaa loo baahan yahay si loo aqoonsado borowsar kaaga loona xiro akoon kaaga isticmaalka ee qeybta dambe ee saavarka.
cookiesjsr100 maalmoodSidaas darteed kuukiyadan wexey la socotaa dooroshooyinkaaga kuukiga.
Luuqada shaqsiyeenta14 biloodxasuusnoow  Luuqadaada shaqsiyeed.
Dami sawirada1 Maalin Xasuusnow doorashaadaa wa inaad sawiro kusoo bandhigin webseet keena.
_rspkrLoadCoreIlaa dhamaadka fadhigawaxay hubisaa in shaqada akhristaha shaashada ey si sax ah ushaqeeyso.
_oauth2_proxy_ofa_0 en _oauth2_proxy_ofa_112 saacadoodAqoonsiga iyo ilaalinta fadhiga isticmaalka si looga hortago dib uaqoonsi aan loo baahneeyn.

webchat_channelId 

 

Ilaa fadhiga kadhamaadoWaxay u ogolaaneeysa in fariimaha kujira borowsarka lagu xiro isla wada hadalka ama ”Kanaalka“.
webchat_conversationIdIlaa fadhiga ka dhamaadoaqoonsiga wada hadalka chaat ka ee hada socda. Waxa labadelaa marka chaat ka lacusboneeysiiyo.

Kuukiyo falan qeyn ah
Waxaan isticmaalnaa aalada Matomo si an udhigno kukiyo falan qeeyn ah. Iyadoo la adeeg sanaayo Matomo, Waxaan uruurin karnaa macluumaad kusaabsan sida booqdayaasha uisticmaalaan webseet keena, Ujeedadana waa in lahagaajiyo waxa kujira webseet ka, si dhow loola qabsado doorashooyinka booqdayaasha, islaa markaasna kor loogu qaado fudeeydinta isticmaalka webseetka.
Webseet ka Matomo, waxaad kaheli doontaa dulmar kusaabsan kuukiyada ladhigaayo markaad ogolaato kuukiyada falanqeynta adigoo adeeg sanaaya doorashada kuukiyada ee webseet keena.

Kuukiyada muuqalka ah
Kuukiyadan waxaan loo isticmaala in lagusoo bandhigo waxyaabaha eey kujiraan muqaal kudhexjiro webseet keena (tusaale, muuqaal macluumaad ah oo Fedasil kasocda barta YouTube ka). Kuukiyadan waxaa la abuuraa kaliya markaad daawato muuqaalka YouTube ee ku jira webseet keena. Sidaas awgeed, Xeerka Asturnaanta iyo Siyaasadaha kuukiyada ee dibada ah aya lagu dabaqayaa. Waxaad bar kasta kuhagaajin kartaa dooroshooyinkaaga kuukiyada shakhsiga ah adigoo adeeg sanaaya borowsar kaaga (kafiiri hoos: Maareeynta Kuukiyada).

Magaca kuukiyadaTaarikhda uudhacayoUjeedada
YSCFadhi[YouTube] Wexey lasocotaa falalka laisticmaalo ee muuqaalada.
Xogta_Asturnaanta_Booqdaha13 bilood[YouTube] waxay ka kooban tahay macluumaadka asturnaanta ku saabsan isticmaalaha.
VISITOR_INFO1_LIVE6 bilood[YouTube] wexey kaa caawisa YouTube in ay goaamiso xawaaraha bandwiidth ka.
__Secure-ROLLOUT_TOKEN6 bilood[YouTube] Kuukiyad amaan ah oo loo isticmaalo aqoonsiga.
AEC6 bilod[YouTube] Kuukiyadan wexeey kaa caawineysa in la xaqiijiyo amaanka isticmalaha iyo in laga hortago gelitaan aan la ogoleyn.
DVUdhaxeeyso 6 bilood iyo 10 sano[YouTube] kuukiyada waxaa loo isticmaalaa in lagu aruuriyo macluumaad ku saabsan fadhiyada isticmaalaha.
IDE13 bilood [YouTube] Kuukiyada waxaa loo isticmaalaa in lagu shakhsiyo xayisiino loona cabiro wax tarkooda.
NID6 bilood[YouTube] Wexeey keeydisaa dooroshooyinka iyo macluumadka ku saabsan fadhiyada isticmaalaha.
PREF6 bilood[YouTube] Wexeey keeydisaa dooroshooyinka isticmaalaha, sida dajinta luuqada.
SOCS13 bilood[YouTube] Waxaa loo isticmaalaa is dhexgalka bulshada iyo wadaagista waxyaabaha kujira
_Keeyd amaan ah13 bilood

  [YouTube] kuukiyad amaan ah oo loo isticmaalo aqoonsiga

 

_Amaanka ENID13 bilood[YouTube] kuukiyad amaan ah oo loo isticmaalo aqoonsiga
_Amaanka-YEC13 bilood[YouTube] kuukiyad amaan ah oo loo isticmaalo aqoonsiga.

Sidee umaareeya isticmaalka kuukiyada?
Waxaad si fudud oga laaban kartaa ogolaanshahaaga adigoo hagaajinaayo dooroshooyinkaaga iyadoo la adeeg sanaayo “Dejinta Kuukiyada“ ee kuyaala qeebta hoose ee webseet kan. 
Hadii aad rabto inaad ogaato kuukiyada lagu dhigay qalabkaaga ama aad rabto ina tirtirto, Waxaad isticmaali kartaa dejin kujirta boroowsar kaaga. Waxaad kaheli kartaa macluumaad dheeri ah oo kusaabsan sida tan loo sameeyo adigoo adeegsanaaya xiriiriyo yaashaa hoose.

Ma waxaad isticmaaleeysa baroowsar kale? Fadlan hubi hadii habraaca boroowsar kaaga laga heli karo webseed keenawww.allaboutcookies.org/manage-cookies. Webseed ka waxa laga heli karaa ingiriis kaliya.


Kawaran hadii an wali qabo suaalo kadib marka aan aqriyo siyaasada kuukiyada?
Hadii aad qabto suaalo dheeri ah oo ku saabsan habeeynta xogtaada shakhsiyeed ee kuukiyada, Fadlan la xariir masuulka ilaalinta xogta ee privacy@fedasil.be