Bayaanka Helitaanka
Fedasil waxa ka goan in webseed kan laheli karo, iyada oo lo hogaaminaayo sharciga soosocda:
Sharciga 19 ka luulyo 2018 ee ku saabsan helitaanka webseet ka iyo barnaamijyada mobeelka ee Hay‘adaha qeebta dad weeynaha.
Baaxada
Bayaanka wuxuu khuseeya webseed ka: www.fedasilinfo.be
Xaalada Uhogaansanaanta
Waxaa lagu qiimeeyay iyadoo lagu saleenaayo kormeerka fudut ee helitaanka, kasoo lasameeyay25 Maarso 2025 iyada oo ay fulisay Xafiiska Helitaanka Weeb ka ee Biljimka, Webseet kan wuxusi qeyb ah ugu hogaan san yahay TilmaamahaWCAG 2.1 AA.
Qeeybaha aan la heli karin
Kormeerka ayaa ogaaday ciladaha soo socda
- Sawiro aan lahayn qoraal bedel (alt-tags)
- Isbarbardhig midab oo aan ku filnayn
- Qoraalada xiiriyaha ee an si cad umuujineyn shaqada xiriiriyaha
- Calaamadeenta micnaha ee qoraalada gaarka ah oo maqan
- Diirada kumbuyuutarka oo aan muuqan qeeybaha qaarkood
- Qeeybaha foomka oo aan laheen Magac, Shaqo, ama qiimo sax ah
- Badhamada iyo xiriiriyaasha oo an si ku filan uqeexnen
Bedelaad la‘an
Qaar kamid ah macluumaadka webseedka sidoo kale waxaa laga heli karaa iyadoo loo maraayo
Tilaabooyinka hagaajinta
Fedasil wexeey qorsheeysay talaaboyinkan soosocda
- Uguurista BOSA Marti gelinta iyo casriyeentaDrupal 11
- Kudarista chatbot
Kormeer iyo Qiimeeyn
Kormeerka helitaanka waxaa sameesay Xafiiska Helitaanka Weebka ee Beljinka Taarikh ahaan 25 March 2025.
Warbixta oo dhameestiran waa laheli karaa: https://reports.accessibility.belgium.be/2025/fedasilinfo.be/20250325/index.html#evaluation
la xariir
Fikrado ama suaalo kusaabsan:
- Email: info@fedasil.be
- Difaaca Xuquuqda Dadweeynaha: contact@federaleombudsman.be, Hadii aad wax jawaab ah aad helin.
Taarikhda Bayaanka
Bayaankan waxaa ladiyaariyay taarikhda 31 Oktoobar 2025 Waxaana dib loo fiirin doona sanadle ahaan.
