Waxaan jeclaan lahaa qareen
Haddii aad codsaneyso magangelyada caalamiga ah, waxaad ka heli kartaa caawimaad lacag la'aan ah qareenka. Haddii aad tahay ilmo, waxaa waajib kugu ah inuu wakiil kaa noqdo qareen.
Habraacyada lagu helo ruqsada degganaanshaha gudaha Biljimka mararka qaarkood way adag yihiin. Waxaad xaq u leedahay inaad ka codsato caawimaad urur ama qareen.
Waxaan jeclaan lahaa macluumaad
Haddii aad jeceshahay inaad hesho ra'yi horudhac ah oo ku saabsan xaaladaada, waxaad la xiriiri kartaa: