Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
Q

Qareenka dadweynaha

Qareen aadan u baahneyn inaad lacag siiso. Waxaad ka heli kartaa qareenka dadweynaha adigoo buuxinayo shuruudaha qaarkood. Codsadeyaasha magangelyada caalamiga ah waxay xuquuq u leeyihiin qareenka dadweynaha ee habraacooda magangelyo.