Shaqada mushaarka iyo tabaruucada qaabilaadasoo-dhaweynta

Ma heshay shaqo mushaar leh? Hambalyo! Halkaan ka ogow haddii aad ku tabarucayso hoyigaaga xarunta qaabilaadda iyo haddii kale. Kala hadal wax ku saabsan shaaalahaaga bulshada.

Waxaad heysataa shaqo oo aad ku nooshahay xarunta qaabilaadda ama barnaamijka qaabilaadda degaanka (CPAS/OCMW)

  • . Haddii aad shaqeysid, waxaa lagaa doonayaa inaad la socodsiiso shaqaalaha bulshada heshiiskaaga shaqada, saacadahaaga shaqada iyo mushaarkaaga.
  • Haddii aad shaqaysato in ka badan 265 euros bishii, waa inaad ka qeybasha bixinta kiradaxarunta qaabilaadda. Waxaaa loo sheegay sidaan oo kale sharciga Biljimka.
Sharciyada dadka deggane ee shaqaya

Waa imisa inta aad ku tabaruci karto mushaarka?

  • Sadexdii bil walba, Fedasil waxay fiirineysa inaad shaqaysay iyo in kale. Haddii aad bixininwaa inaad bixisa 50% mushaarkaaga guud kadib hubinta.
  • Haddii aad adiga ku dhawaaqof bil walba inta aad shaqaysatay, waxaad bixin doontaa lacag yar. Ma rabta inaad ogaato inta ay tahay? Ku xisaabi simulator.
  • Haddii aadan rabin inaad bixiso lacagta, Fedasil ayaa ku sheegi doonto inaad ka guurto xarunta qaabilaada.
     
Sidee u shaacinee mushaarka shaqada?

Sidee ayaad ugu dhawaaqisay shaqada mushaarka lagu qaato?

Waxaad sameeyneysa ku dhawaaqid bisha kadib bisha aad shaqaysay. Tusaale ahaan, Luuliyo waxaad shaacineysa shaqada Juun.

Marka koowaad, waa inaad diiwaangalisa xogtaada gaarka ah:: magaca, taariikhda dhalshada, ciwaanka iimyalka iyo lambarka qaranka (11 lambar).

Diiwaanelinta kadib, buuxi ku dhawaaqida bilaha ah mushaarkaaga oo dhan iyo mushaarkii bishii hore

Shaacinta kadib, waxaad ka heli doontaa casumad bixinta lacagta Fedasil.

Waad shaqaysa waxaadna rabta inaad ka guurto qaabilaadasoo-dhaweynta/barnaamika soo dhawaynta deegaanka

  • . Waxaad sidoo kale go'aansan kartaa inaad ka tagto qaabilaada soo-dhaweyntaiyo waad raadsan kartaa hoyigaaga. Haddii aad shaqayso, ma ku wareejin doontii mushaarkaag Fedasil. Kala hadal arrintan shaqaalahaaga bulshada.
  • Marka aad shaqyso lacag kugu filan oo aad leedahay heshiis shaqo oo xasilon, waxaad si joogto ah uga guuri kartaa xarunta qaalibaada soo-dhawaynta. Fedasil waxay rabtaa inay dhammaneyso furahaaga 207 ee ujeeddan. Haddii laga marmaan tahay, waxaad tagi kartaa OCMW/CPAS ooo weydiis o kaalmada dhaqaale. Kala hadal arrintan shaqaalahaaga bulshada.
  • Ma u guuraysa ciwaan gaar ah? Ogeysii adeegyadda mangalyada ciwaankaaga usub adiga oo isticmaalaya foomka beddelashada ciwaanka.