Codsiga xiga ee magangelyada caalamiga ah.

Waxaad gudbin kartaa codsiga xiga ee magangelyada caalamiga ah haddii codsigaaga koowaad la diiday. Kaliya gudbi codsiga xiga haddii ay jirto sabab cusub ama haddii xaqiiqooyin cusub ay soo baxeen ka dib markii codsigaaga koowaad la diiday.

Waxaad ka diiwaan gelin codsigaaga xiga Xafiiska Socdaalka.

  • Codsiga koowaad waa in si cad loo xiraa.
  • Habraaca codsigaaga xiga wuxuu ku qornaan doonaa luqadda codsigaaga koowaad.

Sharciyadda codsiga xiga way ka duwan yihiin codsiga magangelyada ee koowaad.