Raadinta
Gudaha Biljimka, si fudud ayaad ugu safri kartaa tareenka, taraamka ama baska. Mar walba iibso tikid ka hor intaanad raacin.
Haddii aadan meel fog aadayn, wadada baaskiilka ayaa raqiis ah oo waa xal degdeg ah aad ku aadi karto agagaarka.
CGVS/CGRA ayaa dhammeyn karta sharcigaaga qaxootinimo, tusaale ahaan haddii aad haysatid jinsiyad cusub ama haddii aad tagto waddanka aad ka baqaysid in lagugu cadaadiyo. Haddii aad been-abuur gashay inta lagu jiray baaritaanka, CGVS/CGRA ayaa sidoo kale kaala noqon karto sharciga qaxootinimo.
Laguuma oggolaan xuquuqda deganaanshaha, balse iyadoo ugu wacan tahay sabab gaar ah kuma laaban kartid waddankaaga asalka ah. Waxaad soo gudbin kartaa codsiga joogteynta bini'aadanimadda. Joogteynta waa habraac aan caadi aheyn.
Bayaanka jira wuxuu sharraxayaa sida Fedasil u socodsiiso xogta shaqsiyeed ee la xiriirta adeegsiga mareegta ay Fedasil mas'uulka ka tahay.
Markaad dhakhtar booqatid, waad ku kalsoonaan kartaa isaga ama iyada waxaadna u sheegi kartaa xanuun ama dhibaatooyin kasta oo ku haya. Dhaqtarka waxaa waajib ku ah inuu ka dhigo waxa aad u sheegto inta lagu jiro booqashadaada qarsoodiga.
Goobta soo dhaweynta la'aanta awgeeed, Fedasil ma awooddin karto inay baarto codsi qaabilaada soo-dhaweynta ilaa goor dambe. Carruurta, haween iyo dadka nugul ayaa mudnaan la siinaya.