Raadinta
Dukaamada intooda badan ee ku yaala Biljimka waxay furan yihiin 10 subaxnimo ilaa 6 galabnimo, Isniinta ilaa Sabtida. Dukaamada way xiran yihiin Axadaha.
Laguuma oggolaan xuquuqda deganaanshaha, balse iyadoo ugu wacan tahay sabab gaar ah kuma laaban kartid waddankaaga asalka ah. Waxaad soo gudbin kartaa codsiga joogteynta bini'aadanimadda. Joogteynta waa habraac aan caadi aheyn.
Miyaad ka baqaysaa in lagugu caddaadiyo waddankaaga asalka ah iyadoo ugu wacan tahay noocaaga galmada ama aqoonsigaaga jinsi? Waxaad codsan kartaa magangelyada caalamiga ah.
Haddii aad rabtid inaad codsatid magangalyo, tallaabada koowaad waa diiwaangelinta codsigaaga.
Sidee u salaantaa qof jooga Biljimka?
Qaar ka mid ah qaxootiga ayaa Biljimka ku yimaada dib u dejin.
Baaritaan caafimaad iyo shahaadooyin caafimaad oo ka socda dhakhtar ayaa laga yaabaa in ay faa'iido u yihiin habraaca magangelyada.
Haddii aad ku heshay diblooma dibadda oo aad rabto inaad ka shaqeysid Wallonia ama Brussels, waa la aqoonsan karaa dibloomadaada. Sidee? Waa inaad ka codsataa 'tasdiiqinta' dibloomadaada Gobollada Midoobay ee Wallonia-Brussels.
Ma waxaad tahay ilmo yar (ka yar 18) oo miyaad timid Biljimka bilaa Waalidiin ama mas'uulka sharciga ah? Markaa waxaa laguu tixgelinayaa inaad tahay ilmo yar ajnabi ah oo aan la wehlin.
Biyaha tuubbada waa la cabbi karaa gudaha Biljimka. Kaliya haddii ay jirto astaan muujinaysa inay reeban tahay, markaasi ma cabbi kartid biyaha.
