Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
H

Habraaca degenaashaha ee khaaska ah

Ujeeddadiisu waxay tahay in la helo 'xal waara' oo loogu talagalay ilmaha yar ee aan la wehlin ee ajnebiga ah. Xalku wuxuu noqon karaa:
• dib u mideynta qoyska iyo waalidka
• dib ugu noqoshada wadank a asalka ah ama dalka ilmaha yar ka haysto xuquuq deganaansho
• oggolaanshaha joogitaanka gudaha Biljimka.