Gudaha waddanka asalka ah

Iyadoo ku xiran tahay waddanka aad u socoto, waxaad heli doontaa kaamo dheeraad ah marka aad timaado waddankaaga.

Fedasil ayaa hubin doonta inaad ka heli karto caawimaad marka aad timaado waddankaaga.

Gudaha waddankaaga, waxaa jira ururo kaa caawin kara inaad mar labaad noloshaada dib u bilowdo. Hay'adahani waa Caritas International iyo Hay'adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM): waxay kaa caawin karaan inaad hesho shaqo, kiro ama dayactirka guri ama duddo, dugsi geynta ilmaha, helida daaweyn caafimaad, iwm.

Gudaha waddanka asalka ah