Habraac qaxootiga lagu xusho oo looga wareejiyo dal ay badbaado ka raadsadeen laguna wareejiyo dal saddexaad kaasoo horay u oggolaaday inuu siiyo xuquuq deganaansho oo joogto ah.