Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
C

Codsadaha magangelyada caalamiga ah

Magangelyo-doon. Qof ka soo carara waddankiisa oo ka soo raadsada badbaadin waddan kale. Wuxuu weydiistaa waddanka magangelyada caalamiga ah (magangelyo).