Xafiisyada soo-noqoshada
Xafiisyada dib-u-noqoshada ikhtiyaarka ah ee Fedasil iyo wada-hawlgaleyaasheeda waxay joogaan meel kasta oo kamid ah Biljimka. La xiriir mid ka mid ah xafiisyadan si aad u warsato dib-u-noqosho ikhtiyaari ah ama macluumaad dheeraad ah.

Dib-u-noqosho ikhtiyaar ah