Salaamida dadka

Sidee u salaantaa qof jooga Biljimka?

Indhaha ka fiiri

Indhaha oo aad dadka ka fiiriso gudaha Biljimka waa nooc niyadsami.

Jirso masaafo

Ha istaagin meel aad ugu dhow dadka. Gudaha Biljimka waxaa caadi ka ah inaad istaagto 1 mitir meel u jirto qofka. Haddii aad ku dhowaatid, qofka kale wuxuu u arkayaa handadaad ama weerar.

Sidoo kale safafka, waa inaadan istaagin meel aad ugu dhow dadka kale.

Tallaabooyinka korona fayraska
Ka ilaali naftaada iyo dadka kale cudurka korona fayras: jirso masaafo dhan 1.5 mitir, ha taaban dadka kale oo u xiro maaskarada wejiga goobaha masaafo ammaan ah la isku jisan karin.

Salaamida dadka