Halkee ayaad sigaar ku cabi kartaa?
Gudaha Biljimka, laguma oggola inaad sigaar ku cabtid dhismeyaasha dadweynaha, goobta shaqada, kafateeriyada ama gudaha xarunta soo-dhaweynta. Waxaad si kastaba ha ahaatee sigaar ku cabi kartaa waddada ama daashashka.
Gadashada tubaakada ama sigaarka
Waa inaad ugu yaraan 18 sano jir ahaataa si aad u soo iibsato tubaako ama sigaar. Iibiyaha wuxuu ku weydiin karaa dukumentiyada aqoonsigaaga si loo hubiyo

