Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
G

Goobta soo dhaweynta

Goob ku taalo xarunta qaabilaada ama hindisaha soo dhaweynta maxalliga ah ay Fedasil kuu xilsaartay adiga. Gudaha goobta soo dhaweynta waxaad xaq u leedahay meel aad seexato, cunto, taageero, iwm.