Belgium waxay leedahay 10 gobol

Belgium waxay u qeybsantahay 10 gobol. Gobol walba wuxuu leeyahay caasimad. Brussels waa caasimada Belgium.

Belgium waxay leedahay 10 gobol

Muxuu gobolka sameeyaa?

Haddii ay jiraan masiibo, sida fatahaad ama dab weyn, gobolka ayaa gaaro go’aan quseeyo degmooyinka ee gobolka. Gobolka ayaa sidoo kale masuul ka ah keymaha, wabiyada iyo keydadka dabiiciga ee gobolka. Madaxa gobolka ayaa ah gofanatoora goboleedka.

Haddii qof weydiiyo meesha aad ku nooshahay, marka koowaad sheeg gobolka kadibna degmada ama caasimada. 

Waxaa jiro degmooyin badan iyo caasimado ku yaalo Belgium, laakin Belgiyaan walba wuxuu garanayaa 10 ka gobolo.