Baro xirfadaha dhijitaalka

Biljimka, adeeegyada badan ayaa lagu bixiya onalynka: sameeynta ballanta dhakhtarka, iyo sameeynta xawilda baniga...

Qeybahheena xirfada ballanta, waxaad u sahmin kartaa si tartiib -tartiib ah sida loo sameeyo tani! Qeybaha casharada ayaa la helayada iyadda oo la soo dejisan karo PDS ahaan iup fiidiyow ahaan.

Iimayl/Gmail
Khariiradadaha Google (Google Maps)
Google Translate
Sameeynta ballanta onalynka ah
Sawirista QR codes
Galid internet-ka
Kaydinta xaraf-sireedyadda
Gaadiidka dadweynaha STIB/MIVB
Gaadiidka dadweynaha De Lijn
Gaadiidka dadweynaha TEC
Work VDAB
Shaqada Actiris
Shaqada Le Forem
Onalynka baniga