Barashada Luuqadda Holland

Iska diiwaangelinta fasalada luuqadaha gudaha Flanders

  • La dhigo ballan Agentschap Integratie & Inburgering. Inta lagu jiro wareysiga qaadashada, xubin ka mid ah shaqaalaha ayaa kaa caawin doona helida koorsada kugu habboon.
  • Xubinta ka tirsan shaqaalaha wuxuu ku weydiin doonaa su'aalo ku saabsan luqadaha aad horay u taqaanay, diblomooyinka aad haysatid, sababta aad u jeceshahay inaad u barato luuqadda, haddii aad haysato waqti badan ama wax yar... Mararka qaarkood waxaa lagaga baahan yahay inaad samayso imtaxaan si loo xaqiijiyo xirfadahaaga luuqadeed.
  • Ka dib waraysiga iyo imtixaanka, xarunta luqadaha ayaa kuu soo jeedin doonta koorso.

Iska diiwaangelinta fasalada luuqadaha gudaha Brussels

Barashada af Holland gudaha Brussels waa macquul iyadoo loo marayo "Het Huis van het Nederlands".

How much does language courses cost?

Applicants for international protection can have a reduction on the enrolment fee for language courses.

If you are staying in a reception centre, ask your social worker which costs you have to pay before enrolling.

If you are not staying in a reception centre, Fedasil does not pay for your language course. However, you can ask Fedasil for a certificate to ask the school for a reduction in the enrolment fee for language courses. To obtain the certificate, send an email to infopoint_attesten@fedasil.be and attach your annex 26.