Kusoo dhawoow xarunta imaanshaha

Kusoo dhawoow xarunta imaanshaha ee Fedasil ee Brussels kutaal. Tani waa meesha dadku ka codsan karaan badbaado caalami ah gudaha Belgium. 

  1. Waxaad ka diiwaan galin doontaa codsigaaga aad ku dooneyso badbaado caalami ah Xafiiska Socdaalka.
Diiwaangalinta codsiga
Diiwaangalinta codsiga

2. Waxaad ku mari doontaa baaritaan bulsho iyo caafimaad Fedasil.

Kooxda Fedasil ayaa eegi doonta xaqa aad u leedahay qaabilaad iyo xaaladaada caafimaad.

Daawo muuqaallada fiidiyoowga ah ee soo socda si aad isku diyaariso.

Baaritaanka bulshada
Baaritaanka qaaxada
Tallaal

3. Shaqaale ka tirsan Fedasil ayaa kuu sharraxi doona xaaladaada shakhsi iyo xaquuqaha 

Daawo muuqaallada fiidiyoowga ah ee soo socda si aad isku diyaariso. Xorbaad u tahay inaad su'aalo weydiiso inta wareysigu socdo!

Xaqa loo leeyahay qaabilaad

Ma waxaad dooneysaa inaad ogaato wax badan oo ku saabsan maalinta imaanshahaaga? Aqri buugyaraheena Ku soo dhawoow xarunta imaanshaha

Ma qabtaa su'aal? Kaalay oo si toos ah noola hadal!