Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
R

Rafcaan

'Rafqaan qaadasho' macnaheedu waa in qofka diiday go'aanka, tusaale ahaan go'aanka adeegyada magangelyada (CGVS/CGRA ama Xafiiska Socdaalka). Magangelyo-doon badan ayaa midaan sameeya marka loo sheego inaysan sii joogi karin gudaha Biljimka.