Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
X

Xarumaha Hagista Ardayga (CLB / PMS)

Xarunta hagista ardayga waxay ka kooban tahay koox dhakhaatiir, kalkaaliyeyaal, cilmi-nafsi, barbaariyayaal iyo shaqaalaha bulshada ah. Dugsi walba  wuxuu la shaqeeyaa CLB/PMS.

CLB/PMS waxay mas'uul ka yihiin kormeerka dugsiga caafimaadka, balse waalid ama arday ahaan waxaad sidoo kale u doonan kartaa halkaas caawimaada lacag la'aan ah ee dhib ku qabida waxbarashada, cilmi-nafsiga iyo dhibaatooyinka bulsheed. Haddii aad qabto su'aal, waxaad waydiin kartaa adigoo inoo soo maraya dugsiga ama si toos ugu soo aadinayo CLB/PMS.