Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
S

Shuruudaha sawirka (loogu talagalay baasaboorka)

Sawirka ku yaala kaarkaaga aqoonsiga, kaarkaaga aqoonsiga ajnabiga ama baasaboorkaaga waa inay buuxiyaan heerarka qaarkood. Haddii uusan sawirkaagu waafaqsaneyn, dawladda hoose waa inay diidaa.

  • Weji ka hadal dhexdhexaad ah: af xiran, aan dhoola-caddayneyn
  • Madax horay u toosan iyo garbo fidsan, toos u fiirinayo kaamarada.
  • Wejiga waa inuu ahaadaa mid gebi ahaanba aan qarsooneyn: sujuuda, garka iyo dhegaha waa inay muuqdaan.
  • Indhaha waa inay si cad u muuqdaan: waa inaysan hummaag lahayn, waa inaysan dahaarneyn, waa inaysan lahayn muraayad qariso muuqa indhaha.