Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
H

Habraac dhamaaday

Codsadeyaasha magangelyada caalamiga ah waxay heli karaan jawaab-celin diidmo ah ee codsigooda magangelyada caalamiga ah. Haddii, ka dib rafcaanka, jawaab-celintu ay wali tahay diidmo, qofka ajnebiga ah habraaca wuu u dhamaaday oo waa inuu ka baxaa dalka Biljimka.