Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
A

Arday shaqeeya

Arday (dugsi sare ama waxbarashada sare) kaasoo sidoo kale haysta  shaqo marka lagu daro waxbarashadiisa. Shuruuc gaar ah ayaa lagu dabaqaa shaqooyinka ardayga. Waa inaad ugu yaraan ahaataa 15 sano jir.