Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
L

LGBTQIA+

LGBTQIA+ waxaa loo soo gaabiyay leefto, qaniis, labo jinsiile, iska kaariko, jinis aan loo dhalanin, labeeb iyo caniin. +  waa loo jeeda dhammaan aqoonsiyada jinsiga kale iyo noocyada galmada aan weli la sharxin.